Maareeyaha Hayada Duulista Iyo Madaarada Jsl Oo Magacaabis Iyo Isku Bedelkii Ugu Balaadhan Ku Sameeyay Madaxda Waaxaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Hayada Duulista Iyo Madaarada Jsl Oo Magacaabis Iyo Isku Bedelkii Ugu Balaadhan Ku Sameeyay Madaxda Waaxaha!
August 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha Hayada Duulista Iyo Madaarada Jsl Ayaa Magacaabis Iyo Isku Bedelkii Balaadhan Ku Sameeyay Madaxda Waaxaha!Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimadu  waxa loo sameeyay qaab dhismeed maamul ( Organization structure )  kaas oo waafaqsan xeer Lr 70 2017, isla markaana la jaanqaadaya  hayadaha duulimaadada caalamka ( Civil Aviation Authorities) iyo madaaraada caaalamka , taas oo ay iska kaashadeen hayada shaqaalaha Dawlada.

Isaga oo tix raacaya qaab dhismeedka cusub ee Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimada , ee  dhawaan soo baxay , Maareeyaha Guud ee Hayada Duulista iyo Madaarada JSL, Mudane Cumar Sayid Cabdilahi Aadan wuxuu magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay  agaasime waaxeedyada iyo maamulka madaarka caalamiga ah ee Cigaal.

Laba wareegto oo ka soo baxay xafiiska maareeyaha maanta,  oo ay taariikdhu tahay 01 /08/2021 ayuu ku magacaabay saraakiishan hoos ku qoran.

Xarunta Hay’adda  Duulista & Madaaarada Jsl

Magaca                                                                               Waaxda;

1:Cabdi xakiim Maxamuud Axmed Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo lacagta Director of Admin and Finance

2:Aniisa Maxamed Xuseen       Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Director of Planning, Policy and Strategy

3:Mukhtaar  Abdisalaan Xasan Agaasimaha waaxda Duulimaadyada iyo nidaaminta Director of Civil Aviation and Regulation

4:Maxamed Xuseen Jaamac       Agaasimaha Hagida iyo hawada Director of Navigation and Airspace

5:Cismaan Maxamed Cabdi  Agaasimaha Waaxda Cududa Shaqaalaha

Director of Human Resource

6:Cabdikariim Maxamed Biixi Agaasimaha Waaxda Madaarada JSL Director of Airports

7:Xamse Aadan Cali        Agaasimaha Waaxda Tiknoolajiyada Director of Information Technology

8: Ibraahim Xuseen Muuse    Hantidhawraha Gudaha ee Hayada  Internal Auditor for CAAA.

9: Nageeye Maxamed Xasan Wakiilka mashruuca madaarka Berbera Berbera PIU Coordinator

Madaarka Hargeysa

  Magaca                                       Xilka     Waaxda

1:Axmed Maxamed Carab  Maamulaha Madaarka Hargeysa W. Madaarada

2: Khadar Jirde Siciid         M/Xigeenka Madaarka Hargeysa W.Madaarada

3:Kayse Cabdi Giire         Madaxa Hawlgalinta M.Hargeysa W. Madaarada

4:Maxamed C/llahi Caarshe Madaxa Dabdamiska (RFF) W.Madaarada

5:Khaalid Xasan Cabdi    Madaxa amniga madaarka (AV security) W.duulimaadada

6:Amiin Maxamed Aadan  Ku xigeenka Madaxa amniga W.Duulimaadyada

7; Safiya Ibraahim Gamuute     Madaxa AIS  W. Hagida iyo hawada

8:Maxamed Cabdi Muumin     Madaxa ATC W. Hagida iyo Hawada

9:Aadan Xasan Maxamed  Madaxa Saadaasha (Met)  W.Hagida iyo Hawada

10:Cismaan Ibraahim Cabdi  Madaxa cududa shaqaalaha W.Cududa Shaqaalaha

11: Xamda Maxamed Yuusuf   Madaxa Biilasha  ( Head of billing) W.Maamulka

12: Samiira Muuse Cabdi Madaxa xisaabaadka W.Maamulka

13:Sahra Cabdi Guuleed Khasnajiga Madaarka Cigaal W.Maamulka

14: C.casiis Maxamed Xaashi    Madaxa VIP yada Madaarka Cigaal

15: Maxamed Abiib Aadan   Madaxa Parking Madaarka Cigaal

16: Cabdi Cumar Ismaaciil  Madaxa Nadaafada Madaarka Cigaal

17: Faysal Jaamac Maxamed  Beeraha iyo dayactirka Madaarka Cigaal

18: Muniir Maxamed Cali Madaxa CCTV and Sound Madaarka Cigaal

19: Asad Ibrahim Aadan    Madaxa Adeega (Customer care) Madaarka Cigaal

20: C/Risaaq Saleebaan Cashuur Madaxa laydhka garoonka Madaarka Cigaal

21:Cabfataax Xasan Daa,uud Madaxa ilaalinta dhaqdhaqaaqa Gudaha & dibada madaarka (Apron & land side control officer. Madaarka Cigaal.

AGAASIMAHA GUUD EE HAAYADA DUULISTA IYO MADAARADA JAMHUURIYADA SOMALILAND CUMAR SAYID

COMMENTS
LINKS