Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Lagu Nadiifinayo Goobaha Qashinka Ee Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Lagu Nadiifinayo Goobaha Qashinka Ee Magaalada.
August 5, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo ganacsiyeedka tog wajaale oo ay weheliyaan qaarkamid ah shirkadaha iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa maanta fuliyay olole lagu nadiifinayo godkii hore ee qashin halkii laga raray iyo xabaalaha magaalada.

Gudoomiyaha degmada wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay ololaha ay ku nadiifinayeen magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS