|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Dhaamka Xaafada Jig Jig Yar Oo Qashin Buux Dhaafiyay.
August 5, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose oo uu horkcayo maayarka casimada iyo maayar kuxigeenka ayaa maanta olole nadaafadeed ka fuliyay dhaam biyood xaafada jig jig yar oo qashin buux dhaafiyay islamarkaana halis ku ah caafimaadka bulshada ku dhaqan xaafadan. Ololaha ayaa waxaa maayarka iyo maamula dawlada hoose kala qaybqaatay shacabka xaafada iyo qaarkamid ah dhalinyarada hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Gudi Ay Dhawaan Magacowday Dalada ... DAAWO;-Xukuumada Jsl Oo Shaacisay Sedex Arimood Oo Fududeeyey Khasaaraha Roobkii Xalay Ka Da,ay M... Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Oo Qaadhaan Lacageed Oo Abaaraha Ah Kala Wareegay Qaarkamid Ah Ganacsatad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|