|
|||||
WAJAALE NEWS
“Khatarta Ay Leedahay Xagjirnimadu Iyo Fahanka Qaloocan Ee Diinta Laga Qaato, Waxaa Lagaga Hor Tagi Karaa, Waa Cilmiga & Wanaaga Oo Lafaafiyo”Sh, Almis.
August 23, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Imaam yaxye xaaji ibraahim oo kamid ahaa culimadii uu maanta madaxwaynaha jsl ku qaabiley qasriga madaxtooyada ayaa xukuumada ga mahad celiyay qaabkii ay uqaabileen shirka culimada somalida oo hargaysa ka dhacay iyo sidii gobonimada lahayd ee ay usoo dhaweeyeen culimada oo sharaf u ah Somaliland In ay ku shiraan. Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay khatarta ay leedahay fahanka qalooca ee diinta iyo xagjirnimada in lagaga hortagi karo wanaaga diinta oo la faafiyo Iyo culimada iyo dadka oo lays tuso. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; fadeexada ka Dhalatay Safarkii Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xafiisyadii Dawlada Oo Wada Haawanay... Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhigay Dhismeyaal Cusub oo Lagu Kordhin Doono Cusbitaalka Guud Ee ... Maamulka Jaamacada Golis Oo Waxbarashadii Ka Joojiyay Qaybo Kamida Jaamacada Iyo Ardayda Oo Lafilay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|