Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Casuumay Xildhibaanada Taageersan Faratoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Casuumay Xildhibaanada Taageersan Faratoon.
August 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed “Xinif” Oo katirsan gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa Hadhimo sharafeed ku mamuusay xildhibaanada taabacsan shir Gudoonka faratoon

Sidoo kale gudoomiye xnifi ayaa ka hadlay loolanka dooorashada gudoomiyaha golaha wakiilada iyo sida ay xildhibaanada xisbiyada ukala taabacsan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS