Golaha Wakiilada Jsl Oo Yeeshay Fadhigoodii Kowaad Iyo Gudi Uu Magacaabay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif’ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Jsl Oo Yeeshay Fadhigoodii Kowaad Iyo Gudi Uu Magacaabay Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif’
August 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa saaka yeeshay fadhigoodii uhoreeyey kasi oo ay gudoominayeen shir gudoonka cusub ee goluhu.

Sidoo kale gudoomiyaha gaolaha wakiilada ayaa magacaabay gudi hoosaad ka shaqayn doonta habaynta xeer hoosaadka golaha.

 

COMMENTS
LINKS