Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Banaysay Qaybo Kamid Ah Wadada 150 Oo Xidhnaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Banaysay Qaybo Kamid Ah Wadada 150 Oo Xidhnaa
August 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee hargaysa ayaa maanta olole wado banyan ah ka fuliyay qaybo kamid ah jidka 150 oo xidhnaaa.

Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan xaafadan ayaa soo dhaweeyay ololaha ay dawlada hoose ku banaysay wadada 150 qaybihii xidhnaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS