Dab Qabsaday Guri Ku Yaala Xaafada State Houseka Iyo Qoyskii Deganaa Oo Ka Waramay Khasaraha Uu Soo Gaadhsiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Qabsaday Guri Ku Yaala Xaafada State Houseka Iyo Qoyskii Deganaa Oo Ka Waramay Khasaraha Uu Soo Gaadhsiiyay.
August 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guri sandaqad oo ku yaala xaafada state house ee magaalada hargaysa ayaa dab qabsaday kaasi oo soo gaadhsiyyay khasaare wallow aanay cid wax ku noqon qoyskii deganaa.

Sidoo kale qoyska deganaa gurigan ayaa faah faahin ka bixiyay sidii uu dabku uqabsaday iyo khasaaraha uu soo gaadhsiiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS