|
|||||
WAJAALE NEWS
Dab Qabsaday Bas Ka Mid Ah Kuwa Rakaabka Qaada Ee Dhex Shaqeeya Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay,
August 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Bas ka mid ah kuwa rabaabka qaada ee ka shaqeeya gudaha magaalada hargaysa gaar ahaan istaanka cabaaye ayaa caawa fiidkii la arkay isagoo dab qabsaday dabkaasi oo aan la garanayan waxa sobobay halkaasi oo ay ku bakhtiiyeen dadkii goobta ku sugnaa.
Qaarkamid ah dadkii goobta ku sugnaa ee ka qayb qaatay bakhtiintiisa ayaa ka waramay sidii ay wax udhaceen iyo khasaaraha soo gaadhay baska.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wariye Siciid Maazim Oo Aha Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwayne Silanyo Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Iska... “Burco Iyo Gabiley Waa Cududa Xisbiga KULMIYE, Waa Halkii Shalay Laga Soo Saaray Siilaanyo, Maantana... Madaxwayne Siilaanyo Maka Gudbi Doonaa Go,aamada Adag Ee Xiligan Horyaala Iyo Isbarbar Dhiga Wasiir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|