|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaano Ka Hadlay Xaflad Caawa Loo Qabanayay Oo Ciidamo Xoog Kaga Hor Istaageen.
August 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad caawa ay haween magaalada hargaysa ku dhaqani uqabanayeen xildhibaan guruuje iyoxildhibaano kale oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada cusub ayaa waxaa hor istaagay ciidamo boolis ah kuwaasi oo gabi ahaanba diiday in la galo huteelkii loogu talo galay munaasibadu in ay a qabsoonto.
Ciidamada booliska ayaan faah faahin ka bixin sobobta ay uhor istaageen qabsoomida munaasibadani iyagoo dadkii kasoo qaybgalay xoog ku kala eryay.
Dhanka kale qaarkamid ah xildhibaanadii ka qaybgalay munaasibad oo warbaahin la hadlay ayaa sikulul ucanbaareeyay talaabada ay ciidamadu kaga joojiyeen munaasibada taasi oo ay ku tilmaameen mid sharci daro ah ismarkaana ah cabudhin iyo cago juglay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Imaaraadka Oo Shuruudo Ku Soo Rogay Dadka U Safraya Dalkiisa Ee Ka Tagaya Dalal Somaliland Ka Mid Ta... Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Dad Shacabka Ah Oo Xalay Ciidanka Boolisku Ku Dileen Balli-Gub... DAAWO;-Muuqaalka Soo Dhawayntii Madaxwayne Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Madaarka Cigaal. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|