|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Qodobo Dareen Bulshada Taabtay Kaga Hadlay Doodii Golaha!
August 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan/Abwaan Xasan Saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa isagoo ka hadlay doodii golaha ee xeer hoosaadka golaha soo jeediyay in lacagta guna fadhiyeedka ee golaha la joojiyo maadama xildhibaanadu qaataan mushahar iyo guno xileed in loo baahan yahay in lacagtaasi oo badalo dhinaca macalimiinta iyo ciidamada oo aan qaadan mushahar ku filan Sidoo kale xildhibaan abwaan xasan dhuxul ayaa ka hadlay qodobo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Qaraarka Maxkamadda Sare Ayaa Laga Fahmi Karaa, In Xildhibaanada Golaha Wakiilada Intooda Badan Ay ... Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarje Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Madaarka C... Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Sanad Guurada 26Aad Ee Aas Aaska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|