|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Xukuumadu Dhaawacday Rajadii Shacabku Ka Qabeen Mudanayaash Cusub.
August 1, 2021 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Xildhibaan Food kamid xildhibaanada golaha wakiilada ee kazoo baxay gobolka togdheer xisbiyada mcuaaridka ayaa ka hadlay loolanka shir gudoonka oo uu sheegay in ay dhaawacday kala jiidashada xildhibaanadu rajadii shacabka Somaliland ka faliyeen mudanayaasha cusub ee lasoo doortay balse iyagoo gaadhinba uu madaxwaynuhu iskugu dhiibay xildhibaanadii golaha HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Caafimaadka Oo War Kasoo Saartay Xanuun Maalmihii Udanbeeyay Dad Badan Sooritay Gobolada H... Dawlada Kenya Oo Baadi Goobaysa Maydadka 12ka Mid Ah Ciidankeeda Oo Ku Dhintay Dagaalo Ay La Galeen ... Hogaamiyaha Kooxda Book Xaaram Oo Sheegay In Ay Iibin Doonaan 276 Gabdhood Oo Gacantooda Ku Jira COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|