DAAWO;-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Masaajid Dayacan Oo Bulshada Ag Dagani Ka Dayriyeen Xaalkiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Masaajid Dayacan Oo Bulshada Ag Dagani Ka Dayriyeen Xaalkiisa
August 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta iyo awqaafta ayaa ka hadashay masaajid ku yaala hargaysa oo dayacan ismarkaana dhismihiisa habeenkii dhalinyaro iskugu timaado kaasi oo ay bulshada ag degani baaq usoo direen xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS