|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland.
August 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Cusub ee golaha wakiilada Somaliland Cabdirasaaq Khaliif Axmed ayaa lalaeeshay warysi Dhinacyo Badan taabanaya kaasi oo lagu waydiiyay su,aalo la xidhiidha Eedaha dadka qaar usoo jeedinayaan ee ah in uu ururada Xagjirka xidhiidh lalahaa, hogaaminta laga filayo golaha iyo sida Ay uwada shaqayn doonaan madaxwaynaha. Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay loolankii uu usoo maray hanashada kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada. Dhanka kale gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa ka hadlay xidhiidhka somaliland iyo gobolada uu kasoo jeeda oo uusheegay in ay kala go,an yihiin masuuliyiinta xilalka ka haya somaliland aanay ahayn kuwii ku haboonaa badi ay somaliland ka maqan yihiin madaxdii dhaqan ee reer sool iyo qurba joogtiiba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, faah faahina Ka Bixiyay Waxyaabaha U... Abwaanada Ugu Da’da Weyn Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Xaalada Dalka, Fariina U Diray Xukuumada Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Maanta Dalka Hindiya Ku Geeriyooday Marxuum Cabdiraxmaan Maal Oo Door Lax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|