DAAWO;-Sonsaf Oo War Kasoo Saartay Doorashadii Shir Gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sonsaf Oo War Kasoo Saartay Doorashadii Shir Gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl.
August 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku midoobeen ururada aan dawliga Ahayn ee sonsaf ayaa war kasoo saartay doorashadii shir gudoonka cusub ee golaha wakiilada somaliland oo maalintii shalay qabsoontay.

Sidoo kale dalada sonsaf ayaa bogaadiyay shir gudoona cusub ee golaha wakiilada somaliland sheegtayna in ay la shaqaynayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS