DAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Dardaaran Culus Udiray Shir Gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Xasan Deheeye Oo Dardaaran Culus Udiray Shir Gudoonka Cusub Ee Golaha Wakiilada!
August 5, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekh xasan deheeye oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa ka hadlay xubnaha cusub ee loo doortay shir gudoonka golaha wakiilada isagoo usoo jeediyay in ay hawlo culus uyaala oo ubaahan in wax laga qabo kuwaasi oo ay ugu horayso dekeda berbera, warshadii sibidhka iyo xeerar oo la saxo

Sidoo kale sheikh xasan ayaa ka hadlay talaabooyin uu badhasaabka gobolka awdal wado isagoo golaha deegaanka usoo jeediyay in ay shacabka usgaqeeyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS