DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM!
August 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) oo kamid ah saraakiishii bud dhiga u ahayd hlagankii jabhadii SNM Ku xoraysay gayiga Somaliland ayaa ka waramay taariikhda muj lixle alle ha,unaxariistee iyo qaabkii uu ujabiyay jeelka madheera oo ay kala baxeen odoyaal,mujaahidiin iyo dad kale oo dawladii rajiibka ahayd ee siyaad bare ku xidhay jeelkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS