TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta fuliyay olole iskugu jira qashin ururin iyo dhir beeris kaasi oo ay kazoo qaybgaleen bulshada magaalada wajaale iyo shirkadaha qaar.
Gudoomiyaha iyo gudoomiye kuxigeenka degmada Tog wajaale ayaa ka warbixiyay qaabkii u qabsoomay ololaha ay maanta ka fuliyeen gudaha magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;