|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobtay Ay Uxidh Xidheen Sariflayaasha Magaalada!
August 10, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Ciidamada booliska degmada wajaale ee xuduudka Somaliland iyo itoobiaya ayaa saaka xabsiga utaxaabay qaarkamid ah sariflayaasha magaalada wajaale iyagoo kabadhadii ay lahaayeena ay qaateen cdiimada boolisku. Maamulka degmada wajaale ayaa la sheegay in uu bixiyay gudoomiyaha degmada wajaale Gudoomiyaha degmada wajaale ayaa sheegay in sariflayaasha ay xidh xidhayeen ay yihiin kuwo aan liisan lahayn ismarkaana aan ahayn muwaadiniin, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharciyan Marka Gudi Loo Saari Karo Komishanka Doorashooyinka Daawo: Wafti Ay Hogaaminayso Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Dakeda Wayn Ee Jabal... Taliyaha Booliska Somaliland Oo Ka hadlay Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa Sheegayna In C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|