|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeeshay Maamulka Gobolka Gabiley.
August 22, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka iyo wafti uu hogaaminaya ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley halkaasi oo ay kulan kula qaatee maamulka gobolka gabiley. Ujeedada kulan maamulka gobolka gabiley iyo gudoomiyaha haayada qaxoontiga cabdikariim xinif ayaa la xidhiidha sidii ay Somaliland uga diyaar garoobi lahayd xaaladaha ka socda dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya iyo halista ka iman karta qaxoontiga faro badan oo kazoo gudba xuduudka labada dal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland oo Dirada Lagu Saaray Wax Soo Saarka Beeraha iyo Arrimo Kale oo... Gudoomiyaha Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Kala Saari Doonaan X... DAAWO;-Waxgarad Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Dhawaan Guri Ku Dumay Hargaysa Ku wada Geeriyooday Oo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|