|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Kulan layeeshay Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Somaliland!
August 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo ay weheliyaan xubno kamid ah shir gudoonka iyo xildhibaano ayaa habeenkii xalay munasibad casho sharaf ah ku maamuusay suxufiyiinta somalilad ee ka hawlgala magaalada hargaysa.
Ujeedadan casuumadan warbaahinta ee gudoomiye cabdirasaaq ayaa ahaa sidii uu warbaahinta uga mahad celin doorkii ay uga qayb qaateen ololihii doorashada iyo doorashadii shir gudoon.
Sidoo kale kulan ayaa ujeedadiis ahayd isbarasho iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen.
Related posts:DAAWO;-Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Socday Oo Furay Shirka Nabadaynta Ardaayada Adhicadeeye Ee Go... Kulamo Sadex Geesood ah oo lagu Xalinayo Khilaafka Shidaal Qodista oo ka Dhacay Burco Iyo Madaxda Sh... Qaarkamid Ah Haldoorka, Dhalinyarada Iyo Haweenka Beesha Cabdale Sacad Oo Biiray Xisbiga Waddani IyO... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|