DAAWO;-Gudida & Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay Macalimiinta Wax Ka Dhiga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida & Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay Macalimiinta Wax Ka Dhiga!
August 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida Dugsiga Abaarso Iyo  waalidiinta Ardayda waxka barata  ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo Loosoo jeediyay dugsigooda iyo macalimiinta Ajaanibka ah ee wax ka dhiga,

Sidoo kale waalidiinta ardayda waxka barata Abaarso iyo jaamacada barwaaqo ayaa sheegay in maxkamada la tigsanayaan Coldoon oo ku gafay sharafta iyo cirdiga caruurtooda waxka barata Dugsiga abaarso Iyo Jaamacada barwaaqo oo mudooinkii udanbeeyay lagaga faafinayay warar lagu ceebaynayo macalimiinta wax ka dhiga iyo ardayda waxka barata.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS