DAAWO;-Golaha Abwaaniinta Somaliland Oo Booqday Xarunta Dhaqanka Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Abwaaniinta Somaliland Oo Booqday Xarunta Dhaqanka Hargaysa
August 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha abwanada somaliand oo ah gole oo ay iskugu yimaadeen hal abuurka rugcadaaga ah ee somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta dhaqanka hargaysa oo mudooyinkii udanbeeyay ay ku socdaan hadalo lagu weerarayo.

Sidoo kale abwaanada ayaa ka ahdlay xarunta dhaqanka iyo waxyaabaha ay kusoo arkeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS