DAAWO;-Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Iclaamiyay shir Ay Xisbiga Kaga Tashanayaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Iclaamiyay shir Ay Xisbiga Kaga Tashanayaan!
August 15, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Garabka xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley ayaa saluug culus ka muujiyay wada shaqaynta hogaanka xisbiga iyagoo eedo culus ujeediyay.

Sidoo kale garabka haweenka kulmiye ee gabiley ayaa shaaciyay shir ay kaga tashanayaan xisbiga kulmiye oo aan wakhtigan la lahayn wax xidhiidh ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS