DAAWO;-Dr Gaboose Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Isagoo Danta Qaranka Eegaya In Uu Ka Tanaasulo Doonista Shir Gudoonka Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Isagoo Danta Qaranka Eegaya In Uu Ka Tanaasulo Doonista Shir Gudoonka Golaha Wakiilada.
August 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Dr Maxamed cabdi gaboose ayaa kahadlay  jawiga siyaasadeed ee uu dalka ka abuuray loolanka loogu jiro hanashada shir gudoonka golaha wakiilada ee xisbiyada mucaridka iyo xukuumada

Dr gaboose ayaa talooyin dhaxalgal ah usoo jediyay madaxwaynaha somailand gudoomiyaha xisbiyada mucaaridka iyo xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS