|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Culimo Uu Horkacayo Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
August 31, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wafti culimo ah oo kazoo kicitay magaalada boorama ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley. Culimo awdiinta oo mudooyinkii udanbeeyay ku sgnaa Somaliland ayaa waxaa soo dhawayntooda ka qayb qatay maamulka gobolka gabiley ,culimo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gabiley. Sheikh cabdirashiid cali suufi ayaa shacabka reer gabiley uga mahad celiyay soo dhawaynta ay ku qaabileen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Boris Johnson’s Girlfriend Carrie Symonds Has Been Denied A US Visa Because She Went To Somaliland I... Wadooyinkii Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ka Banaysay Xaafada Linka Bilayska Oo Dib Loo Xidhay Iyo Xo... Madaxweyne Ku xigeenka Jsl Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Dr Maxamed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|