DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Cabdiraxmaan Dheere. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Cabdiraxmaan Dheere.
August 20, 2021 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Alle Ha,unaxariiistee waxaa maanta Magaalada boorama lagu aasay marxuum fanaan Cabdiraxmaan cismaan (Cabdiraxmaan dheer) oo ka mid ahaa Bahda sugaanka caana ka ahaa gayiga somalida oo habeenkii Xalay ku geeriyooday magaalada boorama.

Waxaana aaska marxuum cabdiraxmaan dheere kazoo qaybgalay abwaano,suxufiyiin waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo aaska marxuum ka tacsiyadeeyay qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay iyo bahda suugaantu iyagoo ilaahay uga baryay in uu unaxariisto su,aasha qabriga ufududeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS