|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAW;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Xarunta Dhaqanka Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Dadka Sida Khaldan Wax Uga Faafiya.
August 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa ka hadlay xarunta dhaqanka hargaysa oo mudooyinkii udanbeeyay dad dano gaar ah lihi si khaldan wax uga faafinayeen. Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in xarunta tahay meel dhalinyarada lagu baro dhaqanka ayna joogaan dadkii ugu mudnaa abwaanada iyo culimada dalka ee ehelka u ah dhaqank iyo diinba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo ka Qaybgalay Munaasibada Qalin jabinta Dufcadii 6aad Ee ... Goobihii Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo La Xidhay, Tirinta Codadka Oo Bilaabantay ... Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo Magaalada Berbera Ka Hirgalinaya Warshad Cusub Oo Soo Saari Doonta Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|