”Askariga Aan Ku Fakarin In Uu Janan Noqdo, Askari Maaha” Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Askariga Aan Ku Fakarin In Uu Janan Noqdo, Askari Maaha” Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl.
August 22, 2021 - Written by Editor:

“Wasiirada, Agaasimayaashu Ma Xidhan Karaan Caalamada Qaranka, Madaxwaynaha Iyo Askartu Mooyaane””Taliye Nuux taani

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Guud Ee ciidanka qaranka Somaliland S/G Nuux Ismaaciil Taani oo ka hadlay tababar loo furay Saraakiil kala duwwan oo ka kala tirsan ciidamada Somaliland ayaa ka hadlay muhiimada ay ciidamada uleeyihiin tababaradu isagoo sheegay in askariga aan ku fikirin in uu noqdo janan aan ahayn askari sax ah.

Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in calaamada qaranka aanay xidhan Karin wasiirada ,agaasimayaasha balse madaxwaynaha iyo askariga dablaha ahi ay qaadanayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS