|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Leeyahay Ganacsade Axmed Geele Arab!
July 15, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa sheegtay in liisankii Ruqsada kala noqotay Shirkada Integrated Shipping Services oo Sannadkii 2009 ku guulaysatay Wakiilnimada Ganacsiga Dalka Itoobiya. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga Warshedaha iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in iyagoo fulinaya dalabka Hay,adaha Dekedaha Somaliland in aanay fulin Karin wax macmiila. Sidoo kale Shirkada Integrated Shipping Services (ISS) ayaa laga diwaangaliyay dalka Sannadkii 2020, ayaa Sannadkii 2009 heshiis Ganacsi la saxeexatay Shirka Ethiopian Shipping Line, Wakhtigaasi oo ISS ku guuleysatay Wakiilnimada ganacsi ee Ethiopian Shipping Line. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY XUKUUMADA;
Related posts:Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabato Cidii Dishay Marxuum Lagu Diley ... DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedihii Mucaaridka, Sheegayna In Ay Diyaar Yihiin Wadahadal. DAAWO ; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Sharaxay Sababta Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye Eedihii Ugu Cusl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|