Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Diyaarada Air Arabiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Diyaarada Air Arabiya.
July 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha haayada duuliyada iyo hawada Somaliland ayaa sheegay in ay fasaxeen diyaarada air rabaiya oo ay hore xukuumada uga joojisay dalka in ay duuulimaadyo ka samayso

Agaasime cumar sayid ayaa sheegay in ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa islamarkaana dib loo fasaxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS