|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Afjartay Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Daaq-simeedka Deegaanka Dooxa Biji Iyo Awaamiir Culus Oo Ay Kasoo Saartay!
July 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti ay hogaaminayaan badhasaabada gobolada gabiley ,maroodi jeex iyo awdal ayaa gaadhay deegaano ku yaala deegaanada udhexeeya gobolada maroodi jeex awdal iyo gabiley oo mudoyinkii udanbeeyay uu ka taagnaa muran dhuleed udhexeeye bulshada wada degta.
Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada ka socday ayaa soo afjaray muran dhuleed Kaasi iyagoo sheegay In deegaankani uu yahay dhul xoola daaqeena ismarkaana aan la ogayn in beero laga sameeyo lana gubo dhirta.
Dhanka kale ayaa xukuumada ayaa go,aamo kazoo saartay cidkasta oo ku kacda in ay dhulkan beero ka dhigaan islamarkaana la ganaaxi doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|