Xukuumada Jsl Oo Ka Hadashay Cabashada Dhalinyarada Reer Saaxil, Sheegtayna In La Saxayo Qaabkii Loo Qaatay Shaqaalaha Madaarka Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Ka Hadashay Cabashada Dhalinyarada Reer Saaxil, Sheegtayna In La Saxayo Qaabkii Loo Qaatay Shaqaalaha Madaarka Berbera
July 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maareeyaha haayada duulista iyo hawada somaliland Cumar Sayid ayaa ka jawaabay cabashada kazoo yeedhay dhalinyrada gobolka saaxil oo maalintii shalay ahayd cabasho ay ka qabaan sida loo qaatay shaqaalaha madaarka berbera iskugu soo baxay.

Maareeyaha haayada madaarada Somaliland ayaa sheegay in la saxayo sidii loo qaatay shaqaalaha madaarka berbera islamarkaana dib loo xayaysiin doono baasaska shaqada taasi oo si daahfuran ay imtixaanka loo lagaya shaqaalihiisa ay ka qaybgali doonaan dhalinyarada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS