HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha biyaha ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay khilaaf culus oo udhexeeye masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada biyaha oo sobobay in wasiirku shaqada ka joojiyo agaasimaha guud
Xisbiga wadani ayaa sidoo kale ka hadlay codad sir ah oo laga duubay wasiirka xananada xoolaha oo wasiirka biyaha kala hadlaya khilaafka wasiirka iyo agaasime dirir
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;