|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mahdi Buubaa Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Talaabo Deg Deg ah Ka Qaado Abwaan Yuusuf Shaacir.
July 5, 2021 - Written by Editor:“Waxaan Leeyahay Xukuumadda Shaqadiina Qabsada Abwaan In Uu Wax Kale Dadka Ka Dhaadhiciyo,Mana Aha In Wax walba Lanagu Eegto”Xil mahdi HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mida Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee muddo xileedkooda dhamaanayo ayaa si Adag uga dareen celiyay hadal kazoo yeedhay abwaan yuusuf shaacir oo maamulk somaliya gudi ku dareen isagoo jooga hargaysa Sidoo kale xildhibaan mahdi buubaa ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado abwaan oo bulshada doonaya in uu si kale uga dhaadhiciyo wax kana horyimid qaranka uu nabadiisa ku naaloonayo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|