“Xasan Saaxiib Baanu Nahay Waxaanan Kamid Ahaa Dadkii Ku Dhiiri Galiyay In Uu Siyaasada Galo, Waxaase Kasoo Bixi Wayday..”Maxamuud Xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xasan Saaxiib Baanu Nahay Waxaanan Kamid Ahaa Dadkii Ku Dhiiri Galiyay In Uu Siyaasada Galo, Waxaase Kasoo Bixi Wayday..”Maxamuud Xaashi.
July 22, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ka hadlayay munaasibad meherka suxufi xasan galaydh iyo marwadiisa oo maanta ka dhacay magaalada boorama ayaa ka hadlay Shakhsiyada Suxufi Xasan Galaydh

Sidoo siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka jawaabay hadalo uu uduur xulay xildhibaan xasan laabsaalax oo uu sheegay in uu kamid ahaa dadkii kula taliyay in uu siyasada galo taasi oo uu hada kaga mid noqday xildhibaanada golaha wakiilada somaliland balse ay kazoo bixi wayday in uu sheego in ay isku kulmiye yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS