Wiil 13 Jir Ah Oo Ku Geeriyooday Barkad Ku taala Deegaanka Cadaad Dhaadheeray Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wiil 13 Jir Ah Oo Ku Geeriyooday Barkad Ku taala Deegaanka Cadaad Dhaadheeray Ee Gobolka Gabiley.
July 10, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wiil yar oo 13jir ah ayaa ku geeriyooday barkad biyood ku taala deegaanka cadaad dhaadheray ee gobolka gabiley halkaasi oo laga soo saaray maydkiisa barkadan.

Sidoo kale masuuliyiin katirsan goaha deegaanka degmada gabiley ayaa gaadhay deegaanka ay kaa dhacday geerida wiilkan yar alle ha,unaxariistee.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS