|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Ku Dhaartay In Aanay Xukuumadu Wax Lacag Ah Siinaynin Xildhibaanada Mucaaridka!
July 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Mr Toorno oo munaasibad ka hadlayay ayaa ku dhaartay in aanay xukuumadu lacag ku bixinyanin xildhibaanada ay xisbiyada mucaaridka uga gacan haadinayso in ay ugu codeeyaan musharax xukuumadu uwadato in uu noqdo shir gudoonka golaha wakiilada Hadal wasiir toorno ayaa ku soo beegmaya xili madaxda xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta reer somaliland xukuumada ku eedeeyay in ay dhaqaale faro badan ku iibsanayso xildhibaanada mucaaridka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Agaasimihii H... Saaxiibkay Boqor Raabi Waxaan Odhan Lahaa Waar Dadka Aan Ku Garaneyn Anagaa Kuu Gayne Noo Kaaley"Sul... DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Indhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ugu Baaqay Fulinta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|