Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Gabiley Iyo Maareeyihii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Gabiley Iyo Maareeyihii Hore.
July 7, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha maamulka gobolka gabiley ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay maareeyaha cusub ee wakaalada biyaha gabiley iyo maareeyihii hore ee wakaalada biyaha

Sidoo kale munaasibadan ayaa laga jeediyay hadalo la xidhiidha xil wareejinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS