Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Sheegay In Berberi Ugu Laydh Jaban Tahay Dalka, Xili Ay Bulshadu Ka Cabanayso Adeega Korontada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Sheegay In Berberi Ugu Laydh Jaban Tahay Dalka, Xili Ay Bulshadu Ka Cabanayso Adeega Korontada.
July 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta ayaa ka hadlay cabashada bulshada reer berbera ee Adeega laydhka oo bulshada lagu dhibaateeyo isagoo sheegay in beriberi ugu laydh jaban tahay dalka Somaliland

Sidoo kale  wasiir jaamac ayaa cabashada reer berbera ee laydha ku sifeeyay mid aan ahayn qiime bale ay arimo kale iyo isticmaalka ka tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS