“Wasiir Qambi Waan Hambalyaynayaa, Mar Hadaad Tidhi Abtiyaashay Ayaad Tihiin, Waxa Jiray Dad Badan Oo Naga Lumaye”Boqor Axmed Iimaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wasiir Qambi Waan Hambalyaynayaa, Mar Hadaad Tidhi Abtiyaashay Ayaad Tihiin, Waxa Jiray Dad Badan Oo Naga Lumaye”Boqor Axmed Iimaan.
July 18, 2021 - Written by Editor:

HARGASYA(W,N)-Boqorka beelaha gabooye axmed iiimaan ayaa ka hadlay hadal maalintii shalay kazoo yedhay wasiirka hawlaha guud iyo guryayta cabdirashiid qambi isagoo sheegay in  wasiirku ogaaday hada in beelaha gobooye abtiyaashii yihiin, ayna soo dhawaynayaan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS