|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Beeraha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Deegaanka Ruqi Ee Gobolka Awdal.
July 26, 2021 - Written by Editor:RUQI(W,N)-Wafti balaadhan oo u hogaaminayo wasiirka wasaarada horumarinta beeraha jsl axmed muumin seed oo ay kuweheliyaan isuduwaha wasaaarada beeraha gobalka awdal iyo lexman oo ah masuul dhanka beeraha u qaabilsan Haayada FOA maayirka degmada baki iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada beeraha iyo haayada FOA ayaa gaadhay deeganada baki iyo ruqi oo hoos yimaada gobalka awdal.
Waxaanay waftigani kormeero kal duwan kusoo mareen kinaalo ay hirgaliyeen wasaarada horumarintaย beeraha iyo haayadaha ay wada shaqaynta leeyihiin taasi oo la dhagax dhigay 2019kii waxaanaย laga hirgaliyey deeganka ruqi waxaanayna sidoo.kale kormeereen beeraha wax soo saarka ee kuyaala deeganada baki iyo ruqi
ujeedka kormeerka waftigan ayaa ku salaysnaa sidii loo caawin lahaa amba loo dhiiri galin lahaa wax soo saarka beeraha iyo in laga caawiyo sidii loogu xidhi lahaa biyaha dooxoyinka iyo wadada isku xidha baki iyo boorama Related posts:๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐. DAAWO;-Muuqaalka Madaxwaynaha Jsl Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyay Shirkii Wada-hadalada Somaliland ... Wasiir Xaglatoosiye oo Fariin Adag u Diray Cali Khaliif Galaydh COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |