|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale!
July 23, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Wafti Wasiiro ah oo ka socda ismaamulka Somalida itoobiya ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay Magaalo xuduudeedka Labada dal ee wajaale .
Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley,aamulka degmada tog wajaale oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland iyo gudoomiyaha xarunta dhaqanka jaamac muuse jaamac ayaa soo dhaweeyay waftigan oo uu hogaaminayo wasiirka dhaqanka ee DDSI kaasi oo ka qaybgali doon furitaanka carwada dahqanka oo furmi doonta magaalada hargaysa / TOG WAJAALE WAJAALENEWS DESK Related posts:Waftiga Madaxwaynaha Jsl Oo La Shaaciyay Cida Uu La Kulmayo Inta Uu Ku Sugan Yahay Dalka Maraykanka Waftigii Madaxwaynaha Jsl Hogaaminayo Oo Caawa Ka Anbabaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Itoobi... Maamulka Dawlada Hoose Caasimada Ayaa Tahli Waayay Bixinta Mushaharka Shaqaalaha Iyo Safar kooxda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|