|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Xarunta Magaalada Jigjiga Martiqaad Rasmiya oo ay Ka heleen Dhigooda Dawlada Deegaanka Somaalida Itoobiya.
July 31, 2021 - Written by Editor:Jigjiga(W.N):-Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha ururka Qareenadda Somaliland ee SOLLA Mudane Xasan Cabdilaahi Cawaale ayaa maalintii shalay u ambabaxay Dawlad Deegaanka Ismaamulka Somalida Itoobiya caasimadiisa Jigjiga ka dib Markii ay Marti qaad rasmi ah ha heleen Ururka Qareenadda ee DDS, Waftigaas oo ay Gudoomiyaha ku wehelinayeen Gudoomiye ku xigeeenka ururka Mudane Mukhtaar Daahir Jibriil, Daahir Max’ed Faarax oo ah Guddomiyaha guddi hoosaad xidhiidhka iyo wacyigalinta Qareenadda iyo waliba xubin ka tisan ururka oo ah Garyaqaan Cigaal Almis Gudoomiyaha ururka qareenada iyo waftiga uu hogaaminayo ee ka tirsan Ururka qareenada oo maalintii 2aad ku sugan magaalada jig jiga xarunta dawlad deegaanka somaalida Ethiopia 🇪🇹 .Ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dhigooda Ururka qareenada Ee dawlad deegaanka somaalida Ethiopia. Kulankan Masuuliyiinta qareenada ayaa daaraana xdhiidhka iyo xoojinta wada shaqayneed ee labada dhinac ee xaga sharciyada Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
Kulankan Masuuliyiinta qareenada ayaa daaraana xdhiidhka iyo xoojinta wada shaqayneed ee labada dhinac ee xaga sharciyada Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|