Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Gaadhay Fadhiisimada Ciidamada Ee Jiida Tukaraq! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Gaadhay Fadhiisimada Ciidamada Ee Jiida Tukaraq!
July 30, 2021 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N)Taliyaha ciidanka qaranka somaliland iyo wwafti uu hogaaminayo oo maalmihii udanbeeyay kormeer ku maraya talisyada ciidanka ee gobolada sanaag iyo sool ayaa maanta gaadhay fadhiisimada ciidanka qaranka ee jiida tukaraq halkaasi oo ay ku qaabileen ciidamadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS