Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Waaheen Iyo Dadka Ku Ganacsada Oo Uu Ka Waraystay Sida Ciidamadu Ula Dhaqmaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Waaheen Iyo Dadka Ku Ganacsada Oo Uu Ka Waraystay Sida Ciidamadu Ula Dhaqmaan!
July 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo ah weheliyaan saraakiil ciidanka katirsan ayaa caawa kormeer indho indhayn ah kusoo maray suuqa bacadlaha waaheen oo shacabka buux dhaafiyay ciida awgeed.

Sidoo kale taliya dabagale ayaa dadka ku ganacsada agagaarka wadada waxka ka waydiiyay sida ay ula dhaqmaan ciidamada boolisku

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS