Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Xukuumada Biixi Dagaal Badheedh Ah Kusoo Qaaday Ganacsiga Axmed Cismaan Geele.
July 22, 2021 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel ayaa xukuumada uga digay dagaal ganacsi oo ay ku qaaday ganacsade axmed cismaan geele iyo shirkadihii iyadoo doonaysa in ay cid gaar ah doonayso in ku wareejiso.