Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Furista Ururada, Golaha Guurtida Ku Tilmaamay Boog Ku Taal Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Furista Ururada, Golaha Guurtida Ku Tilmaamay Boog Ku Taal Somaliland.
July 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel ayaa ka hadlay xeerka furisya ururada siyaasada oo dhawaan ay meel mariyeen goaha guurtidu kadib markii waxka badal iyo kaabis ay ku sameeyeen

Sidoo kale siyaasi jaamac hsabeel ayaa golaha guurtida ku tilmaamay boog ku taal dimuqraadiyada Somaliland oo u baahan in la qabto doorashadeeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS