|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheikh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Fariin Culus Oo Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
July 20, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh aadan xaaji maxamuud xiiray (aadansiiro) oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin danyarta ay saamaysay sixir bararku Sidoo kale sheikh aadan ayaa madaxwayne biixi kula taliyay in dadkii bakhiyayaaan una baahan yihiin uu xaalkooda hoos u eego Dhanka kale sheikh aadansiiro ayaa xukuumada madaxwayane biixi ugu baaqay in oo faraha kala baxo isbadalka socday islamarkaana uu golaha udaayo in ay doortaan cida ay rabaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dagasyso Safiirka Turkiga Oo Maanta Ka Hadlay Natiijadii Ka Soo Baxday Kulanki Uu La Yeeshay Madaxda... DAAWO; Ciidamada Booliska JSL Oo Soo Bandhigay Dalagyo Kala Duwan Ay Ka Soo Saareen Mashruuca Banka ... Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Xarunta Tababarka Shaqaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|