|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Xildhibaan Barkhad Batuun Ugu Baaqay In Aanu Culimada Wanjalin Marka Uu ka Hadlayo Masraxyada!
July 23, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekhul Baladka mMgaalada Boorama Sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar ayaa ka hadlay hadal madal uu shalay ka baxay uu ka sheegay xildhibaan barkhad batuun taasi oo uu sheegay sheekhu in aanu odhan Sheikh cabdilaah sheikh cali jawahar ayaa xildhibaan barkhad batuun usoo jeediyay in aanu culimada ka sheegin wax aanay odhan marka uu ka hadlayo masraxyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Sheegay In Wax Wada Qabsiga Iyo Wadatashiga Bulshada Ku Yimaad... Daawo:C/raxman Ciro Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarka Mar Kale Lagu Qaaday Masuulkii Labaad Oo ah Gudo... R-Wajaale: Halkan Ka Dhagayso Qaybtii 3-Aad ee Muxaadiro Ku Saabsan Bisha Barakaysan ee Ramadaan, Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|